Madaxweyne hore Axmed Cabdullaahi oo loo qal qaalinayo Xabsi daa’in in lagu xukumo

Madaxweynihii hore ee dalka Comoros , Axmed Cabdullaahi Sambi ayaa halis ugu jira in lagu xukumo xabsi daa’in , kaddib markii lagu soo oogay dacwado dhoor ah oo sababi kara in xukun adag oo xabsi ah lagu rido. Dacwad oogayaasha dowladda Comoros, ayaa ka codsaday maxkamadda sare ee dalkaasi in xabsi daa’in lagu xukumo madaxweynihii … Continue reading Madaxweyne hore Axmed Cabdullaahi oo loo qal qaalinayo Xabsi daa’in in lagu xukumo